Advertisements
Advertisements

WAR KAMA DAMBEYS AH: Monaco Oo Kasoo Jawaabtay Dalabkii Liverpool Ka Gudbisay Thomas Lemar

\

Monaco ayaa lagu soo waramayaa inay diiday labo dalab oo kaga yimid kooxda Liverpool, kuwaasoo ku socday ciyaaryahanka khadka dhexe ee Thomas Lemar.

21 jirkaan ayaa si aad ah loola xiriirinayay kooxda Arsenal horaantii xagaagan, laakiin Gunners ayaa ku guuldareysatay inay kooxda Ligue 1 ka dhisan ka dhaadhiciso qorshaha ay ku dooneyso xiddiga.

Liverpool ayaa haatan ku soo biirtay tartanka loogu jiro ciyaaryahanka, iyadoo Jurgen Klopp uu isku deyayo inuu sii xoojiyo kooxdiisa ka dib markii uu keenay Dominic Solanke, Mohamed Salah iyo Andrew Robertson.

Warar soo baxayay maalmahaan ayaa sheegayay in Reds ay diyaar u tahay inay bixiso lacagta rikoorka suuqa kooxda ugu qaalisan, iyadoo 55 milyan ginni u bandhigtay Lemar oo dhaliyay 14 gool xilli ciyaareedkii hore.

Haatan, sida laga soo xigtay Sky Sports News, kooxda ka dhisan Merseyside ayaa laba dalab laga soo diiday, Waxaa la rumeysan yahay in Monaco ay dooneyso inay sii haysato xiddiga heerka caalami ee dalka Faransiiska ka dib markii ay iibiyeen Bernardo Silva, Benjamin Mendy iyo Tiemoue Bakayoko.

Laso Xariir Baledweyne@hotmail.com Ama Baledweyne1@gmail.com

WARARKA KALE

Xaaf-1-2-681x477 AKHRISO: MD Xaaf oo xambaarsan Qorshe Cajiib ah oo socdaal ku maraya deegaanada Mudug & Galgaduud…
- Dec 15, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf,madaxweynaha maamulka Galmudug oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay deegaano ...
itoobiya DAAWO: Itoobiya oo si rasmi ah u shaacisay saamiga ay ku leedahay Dekadda Ber bera & Waqtiga uu fulayo…
- Dec 15, 2017
Wasiirka Dowladda Federaalka u Itoobiya u qaabilsan dhinaca Gaadiidka mudane Axmed shire ayaa ka ...
qarax DEG DEG:-Qarax Xoogan oo ka dhacay muqdisho iyo faahfaahin laga helayo ruuxa is qarxiyay
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
xilibaa Xildhibaan kashifay Xaaladda Mooshinka Madaxweynaha “3 Maalin ka hor ayaan saxiixay, waana…”
- Dec 14, 2017
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga ...
Xaash Guddoomiyaha Aqalka Sare oo weerar kulul ku qaaday Shir uu qabanqaabinayo Guddoomiye Jawaari (AKhriso)
- Dec 14, 2017
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday ...
3-4-2 DEG DEG+SAWIRRO: Golaha Shacabka oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowlada 2018…
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ...
muuse-Biixi-681x454 Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu ...
fiqiii DHAGEYSO: Xildhibaan Fiqi oo dhaliilay Hanaanka maamulka Madaxweyne Farmaajo
- Dec 13, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa dhaliilay Hanaanka  ...
news Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka furmaya Turkiga iyadoo Xiisada Qudus…
- Dec 13, 2017
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee ...
xilibaa Xildhibaanada BF oo cod u qaadaya Miisaaniyadda Dowladda 2018
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho ayaa ...
Muuse1-1132x670 Muuse Biixi oo la Caleema Saarayo yaase ka qeyb galaya…
- Dec 13, 2017
Munaasabadda dhaarinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13-kii November ...