Advertisements
Advertisements

NOQO SIDA JOSE IYO KOOXDIISA: Kabtankii Hore Ee Arsenal Patrick Vieira Oo Ugu Baaqay Wenger Inuu Isticmaalo Taatikada Mourinho

\

Noqo sida Jose Mourinho iyo kooxdiisa, waa fikirka kabtankii hore ee kooxda Arsenal Patrick Vieira.

Patrick Vieira ayaa jeclaan lahaa inuu Arsenal ku arko tababare la midka ah tababaraha Manchester United Jose Mourinho sida uu ugu yeeraan kooxdiisii hore isbedel u sameysay.

Arsenal ayaa 4-0 qasaaro ah kala kulmay Liverpool axadii, waana guuldaradii labaad ee isku xigta ee kasoo gaartay Premier League ka dib markii guuldarro 1-0 ah ay kala kulmeen kooxda Stoke City.

Waxaa hadda cadaadis xoogan saaran yahay tababare Arsene Wenger oo aan saameyn muuqda ku laheyn suuqa kala iibsiga ciyaartooyda.

Iyadoo Arsenal u baahan tahay xal deg deg ah, kabtankii hore ee Gunners Vieira oo haatan macalinka u ah kooxda MLS ee New York City waxa uu aaminsan yahay in Wenger uu u baahan yahay inuu dhaqan geliyo anshaxa.

“tee jeclaan laheyd in kooxdaada noqoto koox lamid ah tan Jose ama Arsene? Waxaan jeclaan lahaa inaan labadaba dheelo” ayuu Vieira u sheegay Daily Mail.

“Waan jeclaan lahaa in kooxdeyda la mid noqto kooxda Jose, wuxuu ku dhaleeceeyay Arsene Wenger in had iyo jeer uusan xoriyad siin ciyaartoydiisa.

“Marka aad ka hadashid Jose oo aan kuwada shaqeynay Inter Milan, wuxuu had iyo jeer diirada saarayaa sidii uu ku heli lahaa macluumaadka ciyaartoyda ayuu hadalkiisa ku darayPatrick Vieira.

Laso Xariir Baledweyne@hotmail.com Ama Baledweyne1@gmail.com

WARARKA KALE

Xaaf-1-2-681x477 AKHRISO: MD Xaaf oo xambaarsan Qorshe Cajiib ah oo socdaal ku maraya deegaanada Mudug & Galgaduud…
- Dec 15, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf,madaxweynaha maamulka Galmudug oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay deegaano ...
itoobiya DAAWO: Itoobiya oo si rasmi ah u shaacisay saamiga ay ku leedahay Dekadda Ber bera & Waqtiga uu fulayo…
- Dec 15, 2017
Wasiirka Dowladda Federaalka u Itoobiya u qaabilsan dhinaca Gaadiidka mudane Axmed shire ayaa ka ...
qarax DEG DEG:-Qarax Xoogan oo ka dhacay muqdisho iyo faahfaahin laga helayo ruuxa is qarxiyay
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
xilibaa Xildhibaan kashifay Xaaladda Mooshinka Madaxweynaha “3 Maalin ka hor ayaan saxiixay, waana…”
- Dec 14, 2017
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga ...
Xaash Guddoomiyaha Aqalka Sare oo weerar kulul ku qaaday Shir uu qabanqaabinayo Guddoomiye Jawaari (AKhriso)
- Dec 14, 2017
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday ...
3-4-2 DEG DEG+SAWIRRO: Golaha Shacabka oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowlada 2018…
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ...
muuse-Biixi-681x454 Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu ...
fiqiii DHAGEYSO: Xildhibaan Fiqi oo dhaliilay Hanaanka maamulka Madaxweyne Farmaajo
- Dec 13, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa dhaliilay Hanaanka  ...
news Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka furmaya Turkiga iyadoo Xiisada Qudus…
- Dec 13, 2017
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee ...
xilibaa Xildhibaanada BF oo cod u qaadaya Miisaaniyadda Dowladda 2018
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho ayaa ...
Muuse1-1132x670 Muuse Biixi oo la Caleema Saarayo yaase ka qeyb galaya…
- Dec 13, 2017
Munaasabadda dhaarinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13-kii November ...