Advertisements
Advertisements

Kiiska Ninkii Soomaaliga ee Weerarka Ka Geystay Dalka Canad oo dib loo dhigay

\

Abdulahi Hassan Sharif oo 30-jir ah ayaa shalay la soo taagay Maxkamad ku taalla magaalladda Edmonton ee Gobalka Albert  isagoo lagu soo oogay 11-Kiis oo ay ku jiraan inuu tooreey ku dhaawacay Sarkaal Bolis iyo inuu dhowr qof  jiirsiiyey gaarigiisa habeenkii Sabtida ee la soo dhaafay.

Eedeysanaha ayaa la keenay Maxkamadda isagoo watay Dharka Maxaabiista ee midabka Jaallaha leh, iyadoo uu Nin Somali turjumaan ka ahaa qaadista Dacwadaasi.

Madasha Maxkamadda waxaa joogay qaar ka mid ah Jaalliyadda Soomaalida ku nool Edmonton, kuwaasi oo horey u cambaareeyey Weerarkaasi.

Qareenka Eedeysanaha oo lagu magacaabo Jaadi Mustarax ayaa sheegay in Ogeysiis Kooban loogu sheegay inuu dhinaca Sharciga ka taageero Eedeysanaha, wuxuuna xusayin loo baahan yahay in la helo Qareen kale si ay Dacwadda u sii socoto.

Dhinaca kale, Xeer-beegtida Maxkamadda Edmonton ayaa amartay in Eedeysanaha Abdullahi Hassan Shariif lagu sii hayo Xabsiga, iyadoo Dacwadiisa dib loo dhegeysan doono bisha November 14-da ee sannadkan.

Laso Xariir Baledweyne@hotmail.com Ama Baledweyne1@gmail.com

WARARKA KALE

Bakaaro Warar ku saabsan Ganacsiga Suuqa Bakaaraha
- Feb 21, 2018
Wararka inaga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ayaa waxa ay sheegeen in saakay dib loo ...
Mareykan-640x360 Mareykanka oo war ka soo saaray in Askari looga dilay Soomaaliya
- Feb 21, 2018
Taliska Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxa ay beeniyeen in Askari Mareykan ah looga ...
ciidamada-puntland Puntland oo sheegtay in ay dishay Dagaalyahano Shabaab ah
- Feb 21, 2018
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa Howlgal gaar ah 20-kii bishan waxa ay ka fuliyeen ...
Khayre-1 Khayre oo magacaabay Madaxa isku xirka Deeqaha
- Feb 21, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa ...
dil london Soomaali lagu dilay London
- Feb 21, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba wiil oo Soomaali ah oo xalay ...
galmudug Galmudug oo shaacisay waqtiga ay Shabaab ka saareyso degaanadeeda
- Feb 21, 2018
Maamulka Galmudug ayaa balan qaaday degaanadiisa qeybaha ay kaga harsan yihiin ururka Al-shabaab inuu ...
Duqeyn Duqaymo lagu dilay 250 qof oo Suuriya ka dhacay
- Feb 21, 2018
Tirada dhimashada ee duqaynta Suuriya ee magaalada Ghouta ayaa la sheegayaa inay gaartay 250 ...
Duqeyn Wararkii ugu dambeeyay Duqeyn ka dhacday Jubbaland
- Feb 20, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Duqeyn Diyaaradeed oo saakay aroortii abaare 05:00 ...
Shabaa Shabaab oo sheegtay in ay dileen Askari Mareykan ah
- Feb 20, 2018
Xoogaga ururka Al-shabaab ayaa waxa ay sheegeen in ay dileen Askari Mareykan ahaa, kadib ...
xukun Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday sarkaalkii ka danbeeyay dilkii Siciid Mariine.
- Feb 20, 2018
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa goordhow waxa ay xukun ku riday Sarkaalkii ...
Farmaajo-640x427 Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Axmed Diiriye
- Feb 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u ...