Advertisements
Advertisements

Jack Wilshere meel uu ku wanaagsan yahay malahan asigoo 23-jirada Arsenal u cayaarayo ayaa casaan la siiyay!

\

Jack Wilshere wuxuu kasoo kabtay dhawaacii uu qabay balse qayb kama ahan qorshaha macalin Arsene Wenger wuxuuna rajo ka qabaa inuu helo koox qaadato ka hor inta uusan suuqa Yurub xirmin.

Jack Wilshere oo xaalada ku xun tahay wuxuu qaatay casaan kulankii Arsenal 23-jiradooda uu kasoo muuqday!

Waxaa la islahaa Jack Wilshere kulankaan cayaartooyda dhalinta yar Arsenal hogaamiye ha u noqdo balse isaga ayaaba garoonka laga saaray.

Jack Wilshere ayaa madaxa ku hirtiyay mid ka mid ah xidigaha Man City kulan Arsenal guusha ku qaadatay 4-3 cayaar heerka dhalinyada ahayd.

Wilshere oo kasoo kabtay dhaawacii jabka ahaa gaaray xili cayaareedkii hore dhamaadkiisa marka uu amaah kula joogay kooxda Bournemouth.

Laakiin Jack wuu is celin waayay markii ay hadal is dhaafsadeen Matthew Smith oo u cayaaro Man City 23-jiradooda waxaana dhacday in Wilshare uu halmar hirtiyay Smith!

Sidoo kale laacibka dhalinta yar ee Man City Tyreke Wilson ayaa kulankaan laga saaray madaama uu xaalada kiciyay halkii uu dajin lahaa.

Hal todobaad ayaa ka harsan suuqa Yurub Wilshere xaalkiisa ma fadhiyo weyna adkaan doonto inuu dib ugu soo laabto kooxda heerka kowaad Arsenal.

Laso Xariir Baledweyne@hotmail.com Ama Baledweyne1@gmail.com

WARARKA KALE

Xaaf-1-2-681x477 AKHRISO: MD Xaaf oo xambaarsan Qorshe Cajiib ah oo socdaal ku maraya deegaanada Mudug & Galgaduud…
- Dec 15, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf,madaxweynaha maamulka Galmudug oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay deegaano ...
itoobiya DAAWO: Itoobiya oo si rasmi ah u shaacisay saamiga ay ku leedahay Dekadda Ber bera & Waqtiga uu fulayo…
- Dec 15, 2017
Wasiirka Dowladda Federaalka u Itoobiya u qaabilsan dhinaca Gaadiidka mudane Axmed shire ayaa ka ...
qarax DEG DEG:-Qarax Xoogan oo ka dhacay muqdisho iyo faahfaahin laga helayo ruuxa is qarxiyay
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
xilibaa Xildhibaan kashifay Xaaladda Mooshinka Madaxweynaha “3 Maalin ka hor ayaan saxiixay, waana…”
- Dec 14, 2017
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga ...
Xaash Guddoomiyaha Aqalka Sare oo weerar kulul ku qaaday Shir uu qabanqaabinayo Guddoomiye Jawaari (AKhriso)
- Dec 14, 2017
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday ...
3-4-2 DEG DEG+SAWIRRO: Golaha Shacabka oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowlada 2018…
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ...
muuse-Biixi-681x454 Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu ...
fiqiii DHAGEYSO: Xildhibaan Fiqi oo dhaliilay Hanaanka maamulka Madaxweyne Farmaajo
- Dec 13, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa dhaliilay Hanaanka  ...
news Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka furmaya Turkiga iyadoo Xiisada Qudus…
- Dec 13, 2017
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee ...
xilibaa Xildhibaanada BF oo cod u qaadaya Miisaaniyadda Dowladda 2018
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho ayaa ...
Muuse1-1132x670 Muuse Biixi oo la Caleema Saarayo yaase ka qeyb galaya…
- Dec 13, 2017
Munaasabadda dhaarinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13-kii November ...