Advertisements
Advertisements

Imaaraadka oo qorshe lama filaan ah ka bilowday Somaliland & Musharax dadka lagu qasbayo in la doorto

\

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland ayaa sheegaya in Muran uu ka dhashay Deeq Gargaar ah oo loo qeybiyay Dadka danta yar ee ku nool Qeybo ka mida Degaanada Maamulka Somaliland islamarkaana ay qeybisay Hay’adda Bisha Case Ee Imaaraadka Carabta iyadoo sii marseesay NGO la yiraado Khadiija oo ka howlgala Somaliland.

Wasiirka Diinta iyo Aw-qaafta Somaliland Sheekh Khaliif C/llaahi Axmed ayaa sheegay in la Hakiyay Macawinadii ka dib markii ay soo baxeen Shaki iyo Jahwareer ka dhashay Qeybinta Gargaarka Imaaraadka Carabta uu ugu deeqay Dadka ku dhibaateysan Degaanada Maamulka Somaliland.

Wasiirka ayaa intaas ku daray in Dacwo laga soo gudbiyay NGO-ga lagu Magacaabo Khadiija oo qeybiyay Deeq Macawino ah,haddana Sawirtay Dadkii la siiyay Kaararka ay ku helayaan Raashinka,taas oo keentay inuu yimaado Shaki ah in Doorashada Somaliland ay door weyn ku yeeshaan Imaaraadka Carabta,iyagoo Taageeraya mid kamida Xisbiyada Tartamaya si Mas’uulka ay wataan uu u soo baxo,wuxuuna intaas ku daray Wasiirka in Sababta loo Hakiyay Gargaarka uu yahay in la baaro Cabashada timid haddii ay jirtana wax laga qabto,haddii aysan jirina la fasaxo Qeybinta Gargaarka.

Maalmo ka hor ayey aheyd Markii Diyaarad Sidday Kaararka lagu Codeeyo iyo Foomamka loogu talo galay Doorashada oo ay soo sameeyeen Imaaraadka Carabta la geeyay Magaalada Hargeysa,waxaana Xusid mudan in Doorashada Madaxweynaha Somaliland ay dhici doonto Bisha soo socota Ee November.

Laso Xariir Baledweyne@hotmail.com Ama Baledweyne1@gmail.com

WARARKA KALE

Xaaf-1-2-681x477 AKHRISO: MD Xaaf oo xambaarsan Qorshe Cajiib ah oo socdaal ku maraya deegaanada Mudug & Galgaduud…
- Dec 15, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf,madaxweynaha maamulka Galmudug oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay deegaano ...
itoobiya DAAWO: Itoobiya oo si rasmi ah u shaacisay saamiga ay ku leedahay Dekadda Ber bera & Waqtiga uu fulayo…
- Dec 15, 2017
Wasiirka Dowladda Federaalka u Itoobiya u qaabilsan dhinaca Gaadiidka mudane Axmed shire ayaa ka ...
qarax DEG DEG:-Qarax Xoogan oo ka dhacay muqdisho iyo faahfaahin laga helayo ruuxa is qarxiyay
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
xilibaa Xildhibaan kashifay Xaaladda Mooshinka Madaxweynaha “3 Maalin ka hor ayaan saxiixay, waana…”
- Dec 14, 2017
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga ...
Xaash Guddoomiyaha Aqalka Sare oo weerar kulul ku qaaday Shir uu qabanqaabinayo Guddoomiye Jawaari (AKhriso)
- Dec 14, 2017
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday ...
3-4-2 DEG DEG+SAWIRRO: Golaha Shacabka oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowlada 2018…
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ...
muuse-Biixi-681x454 Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu ...
fiqiii DHAGEYSO: Xildhibaan Fiqi oo dhaliilay Hanaanka maamulka Madaxweyne Farmaajo
- Dec 13, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa dhaliilay Hanaanka  ...
news Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka furmaya Turkiga iyadoo Xiisada Qudus…
- Dec 13, 2017
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee ...
xilibaa Xildhibaanada BF oo cod u qaadaya Miisaaniyadda Dowladda 2018
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho ayaa ...
Muuse1-1132x670 Muuse Biixi oo la Caleema Saarayo yaase ka qeyb galaya…
- Dec 13, 2017
Munaasabadda dhaarinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13-kii November ...