Advertisements
Advertisements

Wararka

Zoobe-1-1-1

DAAWO SAWIRADDA: Maxaadan ogeyn oo hada ka socda Isgoyka Soobe ee Magaalada Muqdisho?

ShareWaxaa dib u soo laabtay dhaqdhaqaaqa isu socodka dadka iyo gaadiidka Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho oo xirmay tan iyo maalintii uu dhacay qaraxii masiibada

Continue Reading »

Qeybta Wararka

help-7

Sawirro Cajiib ah – Nin laf-dhabartu wiiqmatay oo lagu guuleystay in dib loogu toosiyo.

ShareKadib kasoo saarista xidid geed, Mun wuxuu muddo saddex bilood ah ku jiray xanuun laxawsiigu daran yahay. Waxaa qalooc ku yimid laf-dhabarta: caguhuna way itaal-gabeen.

Continue Reading »

Wararka Archives

Siilaanyo-iyo-1132x670
DAAWO SAWIRADA:-iilaanyo iyo Cali Khaliif oo ku heshiiyey in Khaatumo lagu daro Somaliland
- Oct 21, 2017
Madaxweynayaasha  Somaliland iyo Khaatumo State Axmed Siilaanyo iyo Cali Khaliif Galeyr ayaa kala saxiixday heshiis lagu mideenayo labada Maamul. Labada Madaxweyne oo shir jaraa’id si wadajir ah u qabtay ayaa kala ...
madaxweyne-farmaajo--620x330
AKHRISO: Qoraal degdeg oo Madaxweyne Farmaajo u diray Guddoonka Labada Aqal ee BF
- Oct 20, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qoraal u kala diray guddoonada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qoraalka ayaa ujeedkiisu ahaa inuu madaxweynaha dalbaday kulan wadajir ah oo ay Baarlamaanka labadiisa ...
deg deg
DHAGEYSO: Guddoomiye C/xaashi oo si kulul uga hadlay khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada
- Oct 19, 2017
Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya Madaxda dowlad Goboleedyada iyo hoggaanka Sare ee dalka. Waxa uu sheegay in waqtigaan loo baahan ...
Zoobe-1-1
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed, Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo iyo xubno kale ayaa maanta booqday Isgoyska Zoobe oo Sabtidii uu ka dhacay Qarax lagu dhammaaday, halkaasi oo ay kula hadleen warbaahinta. Thaabit Cabdi Maxamed ayaa marka hore Veronique Lorenzo uga mahadceliyay booqashada ay ku timid Isgoyska Zoobe oo ay ku dhinteen 14-kii October boqolaal dad ah. Wuxuu sheegay Isgoyska Zoobe in laga qabtay shaqo wanaagsan qaraxa kadib hadii ay noqon laheyd badbaadin, nadiifin, dadka in niyada loo dhiso iyo dayactir maanta lagu bilaabay wadada gaar haan goobtii uu Qaraxa ka dhacay, waxaana lagu bilaabay saarida laami cusub. Guddoomiye Thaabit ayaa Beesha Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyay shaqadii wanaagsaneyd ee ay qabteen, iyo sida ay uga dhiidhyeen dadkii masaakiinta ahaa ee la laayay. Duqa Muqdisho ayaa sheegay in ay u taagan yihiin waajibka saaran oo ay ka mid yihiin midnimada ummadda Soomaaliyeed, midnimada dhalinyarada iyo in meel looga soo wada jeesto Shabaab. Sidoo kale Thaabit ayaa sheegay in shaqada la xiriirta dib u dayactirka wadadan ay ku soo gaba gabeyn doonaan maalmo koooban, maadaama aad loo isticmaalo, isaga oo sidoo kale tilmaamay Isgoyska Zoobe wixii hada ka dambeeyana loogu yeeri doono 14-ka October, loona sameyn doono calaamado lagu soo xusuusto. Veronique Lorenzo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya oo iyadana halkaasi ka jeedisay hadal kooban ayaa sheegtay marka hore in halkan ay u timid in muragada ay la qeyb sato dadkii Soomaaliyeed ee lagu qarxiyayIsgoyska Zoobe. Waxay kaloo sheegtay in Midowga Yurub uu mudo badan soo garab taagnaa Soomaaliya hadana uu sii wadi doono, taas bedelkeeda waxay tilmaamtay Midowga Yurub in uu bixin doono qalab caafimaad, dawooyin iyo 100 kun oo EURO oo uu uga qeyb qadanayo gurmadka socda.
- Oct 19, 2017
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed, Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan, Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Veronique Lorenzo iyo xubno kale ayaa maanta booqday Isgoyska Zoobe oo ...
Xaaf-1-2-681x477
AKHRISO: Xiisada udhaxeysa DFS & Galmudug oo meel xun gaartay & Go’aan kale oo soo baxay
- Oct 19, 2017
Maamulka Galmudug ayaa soo saaray qoraal uu eedeyn kulu ugu jeeday dowladda federaalka Soomaaliya, xilli uu sheegay in cunaqabateyn dhaqaale oo adag la saaray maamulka. Hoos ka aqriso warsaxaafadeedka Galmudug. Tix:XMGM/10/0183 ...
dhaawac
Wararkii Ugu Dambeeyay ee dhaawacyadii la geeyay Sudan & Isbitaalkii la geeyay oo…
- Oct 19, 2017
Waxay faah faahin ka soo baxeysaa dhaawacyadii ugu horeeyay ee Dowladda Qatar ka qaaday Magaalada Muqdisho, ayna gaysay Magaalada Khartoum ee Xarunta Sudan, si daryeel caafimaad loogu fidiyo. Dhaawacyadan, ayaa Talaadadii ...
taabit
Guddoomiyaha G/Banaadir oo magac cusub u bixyay Isgoyska Zoope ee Magaalada Muqdisho [Dhageyso]
- Oct 19, 2017
Guddoomiyaha G/Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa qaatay go’aan uu magaca uga bedelayo Isgoyska KM 5 ee Zoope, isagoo magac kale u bixiyay. Isagoo ka qeyb galay socod ay dadweyne fara badan ...
QARAX-5-640x360
Tirada Shaqaalaha DFS uga dhimatay & kuwa uga dhaawacmay Weerarkii Zoobe oo lasoo bandhigay
- Oct 18, 2017
Kulan ay isugu yimaadeen Xiriirka guud ee Shaqaalaha Dowladda, ayaa lagu soo bandhigay tirada shaqaalaha Dowladda ee ku geeriyooday kuna dhaawacmay masiibadii ka dhacday Magaaladda Muqdisho iyo kaaalinta ay ka ...

Next Page »