Advertisements
Advertisements

Cayaaraha

Unai-Emery

LA OGAADAY: Paris Saint-Germain Oo Xiriir La Sameysay Tababarihii Bedeli lahaa Unai Emery…

ShareParis Saint-Germain ayaa durbadiiba raadineysa inay bedesho tababare Unai Emery, iyadoo madaxweynaha kooxda Nasser Al-Khelaïfi uu xiriir la sameeyay tababare Luis Enrique sida lagu qoray

Continue Reading »

Qeybta Cayaaraha

ronaldo-and-kane

Waxaa maxay darajada ay Cristiano Ronaldo iyo Harry Kane wada gaareen?

ShareCristiano Ronaldo iyo Harry Kane ayaa darajo isku mid ah wada gaareen kadib markii min labo gool ay dhaliyeen kulamadii ugu dambeeyay ay cayaareen.  

Continue Reading »

Cayaaraha Archives

Raheem-Sterling-1
Jose Mourinho oo weerar toos ah ku qaaday ciyaartoyda Man City: “Waa khiyaano badan yihiin ee arrintaan halaga ilaalsho”
- Dec 9, 2017
Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa weerar toos ah ku qaaday ciyaartoyda kooxda Manchester City ka hor kulanka weyn ee Manchester derby kana tirsan horyaalka England Premier League kaasoo Axada ...
suuqa
WARGEYSYADA & XANTA KOOXAHA: Shaw, Courtois, Coutinho, Lukaku, Aubameyang & Ciyaartooyda Kale Ee Suuqa Saaran Maanta Oo Sabti Ah…
- Dec 9, 2017
Manchester United ayaa u soo bandhigtay daafaca dambeedka bidix ee Luke Shaw, oo 22 sanno jir ah inuu ka tago kooxda, maadaama kooxo badan oo Premier League ah isha ku ...
banadir-puntl-1
Akhriso: Isku aadka Tartanka maamul Goboleedyada Soomaaliya oo la sameeyay..
- Dec 5, 2017
Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho. Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix Maamul Goboleed oo la isugu aadiyay Sidan   Group A:   Banaadir, Galmudug ...
Atletico-Madrid
Kooxaha Premier League Oo Wakiilo Qaas Ah U Diyaariyay Kulanka Chelsea Soo Dhaweyneyso Habeen Dambe Atletico Madrid & Sababta Oo La Shaaciyay,,,
- Dec 4, 2017
Atletico Madrid ayaa u baahan inay garaacdo Chelsea toddobaadkaan marka ay London ku ciyaareyso kulan katirsan tartamada Champions League. Kooxda reer Spain ayaa u baahan guul ay ku xaqiin karto marxalada ...
Messi-1
Walaalka Lionel Messi Oo Ku Lug Yeeshay Dhac Loo Geystay Bangi & Boliiska Oo Faahfaahin Dheeraad Ah Bixiyay Saaka…
- Dec 4, 2017
Sida laga soo xigtay wargeysyada, walaalka ka weyn Lionel Messi Matias ayaa lagu xiray dalka Argentina kadib markii lagu helay hubka sharci-darra ah. Matias ayaa lagu xiray isbitaal ku yaala magaalada ...
Buffon-Jubentus
Gianluigi Buffon Oo Wax Ka Bedelay Go’aankii Uu Kaga Fariistay Ciyaaraha Heerka Caalami..
- Nov 28, 2017
Haddii Italy ay isoo wacaan mar kale waa u ciyaari doonaa, Gianluigi Buffon ayaa sugi doona inuu markale xirto maaliyada xulka qaranka kadib markii uu dhawaan ka fariistay ciyaaraha caalamiga ...
Liverpool v Chelsea - Premier League
Sadio Mane Oo Sharaxay Sababtii Uu Ugu Qeyliyay Tababare Klopp Kadib Kulankii Chelsea- Miyuuse Jiraa Khilaaf?
- Nov 28, 2017
Sadio Mane ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay isku dhaceen tababaraha Liverpool Jurgen Klopp kadib markii saxaafada ay wax ka qortay inuu jiro dagaal kala dhaxeeya tababarihiisa. Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ...
Conte-4
Antonio Conte Oo ka Walaacsan Dhaqaalaha Manchester City & Qorshaha Pep Guardiola Ee Suuqa Janaayo…
- Nov 28, 2017
Tababaraha kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa qiray in Manchester City ay lacag badan ku qarash gareyn doonaan suuqa kala iibsiga ciyartooyda bisha Janaayo Manchester City ayaa haatan sideed dhibcood kaga hogamineysa ...

Next Page »