Advertisements
Advertisements

Arimaha bulshada

Xaaf-1-2-681x477

AKHRISO: MD Xaaf oo xambaarsan Qorshe Cajiib ah oo socdaal ku maraya deegaanada Mudug & Galgaduud…

ShareAxmed Ducaale Geelle Xaaf,madaxweynaha maamulka Galmudug oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa kulamo xog

Continue Reading »

Qeybta Arimaha bulshada

itoobiya

DAAWO: Itoobiya oo si rasmi ah u shaacisay saamiga ay ku leedahay Dekadda Ber bera & Waqtiga uu fulayo…

ShareWasiirka Dowladda Federaalka u Itoobiya u qaabilsan dhinaca Gaadiidka mudane Axmed shire ayaa ka hadlay  Arrimo badan oo ku saabsan saamiga Itoobiya ay ku leedahay

Continue Reading »

Arimaha bulshada Archives

qarax
DEG DEG:-Qarax Xoogan oo ka dhacay muqdisho iyo faahfaahin laga helayo ruuxa is qarxiyay
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ka dhacay Barxada General Kaahiye degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir. Qof watay Jaakad ay ka buuxeen ...
xilibaa
Xildhibaan kashifay Xaaladda Mooshinka Madaxweynaha “3 Maalin ka hor ayaan saxiixay, waana…”
- Dec 14, 2017
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadlay mooshinka saxiixiisa ka socda magaalada Muqdisho, kaasoo ku saabsan xil ka qaadista madaxweynaha Soomaaliya Maxamed ...
Xaash
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo weerar kulul ku qaaday Shir uu qabanqaabinayo Guddoomiye Jawaari (AKhriso)
- Dec 14, 2017
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday in la joojiyo shir uu qabanqaabinayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo lagu ...
3-4-2
DEG DEG+SAWIRRO: Golaha Shacabka oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowlada 2018…
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa ay ku meelmariyeen Miisaaniyadda Dowladda ee 2018,taas oo Maalmahaan ay dood adag ka lahaayeen Xildhibaanada ...
muuse-Biixi-681x454
Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu Caleemasaaray ayaa ugu horeyn ka hadlay Xaaladda Degaanada Somaliland,waxaana uu u Mahad celiyay Musharaxiintii kula Tartamay ...
fiqiii
DHAGEYSO: Xildhibaan Fiqi oo dhaliilay Hanaanka maamulka Madaxweyne Farmaajo
- Dec 13, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa dhaliilay Hanaanka  maamulka ee Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.   Waxaa uu sheegay Siyaasadda Soomaaliya 27 sano ka dib ...
news
Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka furmaya Turkiga iyadoo Xiisada Qudus…
- Dec 13, 2017
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo (OIC), kaasi oo uu ku dhawaaqay 6-dii bishan Madaxweyne Recep Tayyip Erdogen.   Shirkan ayaa ...
xilibaa
Xildhibaanada BF oo cod u qaadaya Miisaaniyadda Dowladda 2018
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho ayaa markii ugu dambeysay talooyinkooda ku daraya Miisaaniyadda Dowladda ee 2018-ka.   Xildhibaanada ayaa lagu wadaa iney cod u ...

Next Page »