Advertisements
Advertisements

Gareth Bale Oo Guul Ku Hogaamiyay Kooxda Real Madrid Kulankii Furitaanka La Liga+ SAWIRO

\

Gareth Bale ayaa dhaliyay hal gool islamarkaana mid kale caawiyay, iyadoo Real Madrid ku bilaabatay difaacashada horyaalka La Liga guul 3-0 oo ay ka garatay kooxda Deportivo La Coruna.

Madrid ayaa waxaa ka maqnaa Cristiano Ronaldo kulankii ay xalay marida ku ahaayeen Riazor Satdium, laakiin guul weyn ay ku furteen todddobaadka ugu horeeya La Liga.

Bale ayaa dhaliyay goolka furitaanka kooxdiisa daqiiqadii 20aad ee ciyaarta, halka Casemiro uu dhaliyay 7 daqiiqo ka dib goolka labaad, Real ayaa ciyaarta gacanta ku dhigtay qeybtii hore oo ay dhalisay laba gool.

Bale ayaa ka caawiyay Toni Kroos inuu goolka seddexaad u dhaliyo Real Madrid ka dib markii uu dhameystiray baas wanaagsan oo loo hadiyeeyay,

Weeraryahanka Deportivo La Coruna Florin Andone ayaa seegay rigoore ka hor inta aan casaan loo taagin Sergio Ramos oo qaatay jaalihiisii labaad ee ciyaarta.

Guud ahaan ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 3-0 oo ay ku badisay kooxda horyaalka difaacaneysa ee Real Madrid.

YAA U SAFNAA LABADA KOOX?

Deportivo La Coruna: Ruben, Juanfran , Schar , Sidnei , Luisinho , Mosquera , Guilherme , Borges, Cartabia, Bakkali, Andone.

Keydka: Lopez, Valle, Gama.

Real Madrid: Navas, Carvajal, Ramos, Nacho, Marcelo, Kroos , Casemiro , Modric , Isco , Benzema, Bale.

Keydka: Vasquez, Llorente, Asensio.

Xiddiga garoonka: Toni Kroos

Laso Xariir Baledweyne@hotmail.com Ama Baledweyne1@gmail.com

WARARKA KALE

Xaaf-1-2-681x477 AKHRISO: MD Xaaf oo xambaarsan Qorshe Cajiib ah oo socdaal ku maraya deegaanada Mudug & Galgaduud…
- Dec 15, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf,madaxweynaha maamulka Galmudug oo maalmihii u danbeeyay socdaal ku marayay deegaano ...
itoobiya DAAWO: Itoobiya oo si rasmi ah u shaacisay saamiga ay ku leedahay Dekadda Ber bera & Waqtiga uu fulayo…
- Dec 15, 2017
Wasiirka Dowladda Federaalka u Itoobiya u qaabilsan dhinaca Gaadiidka mudane Axmed shire ayaa ka ...
qarax DEG DEG:-Qarax Xoogan oo ka dhacay muqdisho iyo faahfaahin laga helayo ruuxa is qarxiyay
- Dec 14, 2017
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ismiidaamin ah oo saakay aroortii hore ...
xilibaa Xildhibaan kashifay Xaaladda Mooshinka Madaxweynaha “3 Maalin ka hor ayaan saxiixay, waana…”
- Dec 14, 2017
Mid ka mida xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga ...
Xaash Guddoomiyaha Aqalka Sare oo weerar kulul ku qaaday Shir uu qabanqaabinayo Guddoomiye Jawaari (AKhriso)
- Dec 14, 2017
Guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyay, isla markaana dalbaday ...
3-4-2 DEG DEG+SAWIRRO: Golaha Shacabka oo Ansixiyay Miisaaniyadda Dowlada 2018…
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Kulan ay ku yeesheen Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ...
muuse-Biixi-681x454 Madaxweyne Muuse Biixi oo la Dhaariyay & Khudbad Xasaasi ah uu jeediyay…
- Dec 13, 2017
Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Qudbad ka jeediyay Xaflad lagu ...
fiqiii DHAGEYSO: Xildhibaan Fiqi oo dhaliilay Hanaanka maamulka Madaxweyne Farmaajo
- Dec 13, 2017
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada golaha Shacabka ayaa dhaliilay Hanaanka  ...
news Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka furmaya Turkiga iyadoo Xiisada Qudus…
- Dec 13, 2017
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga waxaa maanta ka furmaya shirka ururka iskaashiga Islaamka ee ...
xilibaa Xildhibaanada BF oo cod u qaadaya Miisaaniyadda Dowladda 2018
- Dec 13, 2017
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho ayaa ...
Muuse1-1132x670 Muuse Biixi oo la Caleema Saarayo yaase ka qeyb galaya…
- Dec 13, 2017
Munaasabadda dhaarinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ee la soo doortay 13-kii November ...