Advertisements
Advertisements

DAAWO SAWIRRO: Xafiiska Ra’isul Wasaare Kheyre oo qurxin iyo dib uhabeyn lagu sameeyay

\

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa markii ugu horeysay dib u habayn lagu sameeyay, tan iyo markii uu noqday Wasiirka 1aad ee xukuumadda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa 23-kii bishii February Xasan Cali Khayre u magacaabay inuu noqdo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda.

Dib u habaynta xilligan lagu sameeyay xafiiska Ra’iisal Wasaaraha, ayaa waxay ku soo beegmaysaa maalmo yar uun ka dib, markii uu ka soo laabtay Wadanka Mareykanka, oo uu uga qaybgalay Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobe.

Ra’iisal Wasaare Khayre, ayaa u muuqdo mid sii jooggi doono xafiiska, ka dib markii uu iska qafiifiyay cadaadiskii iyo culeyskii ka haystay Xildhibaanada Golaha Shacabka, oo ka carooday tallaabadii C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) ay xukuumadiisa ugu gacangelisay Dowladda Itoobiya.

Laso Xariir Baledweyne@hotmail.com Ama Baledweyne1@gmail.com

WARARKA KALE

Bakaaro Warar ku saabsan Ganacsiga Suuqa Bakaaraha
- Feb 21, 2018
Wararka inaga soo gaaraya Suuqa Bakaaraha ayaa waxa ay sheegeen in saakay dib loo ...
Mareykan-640x360 Mareykanka oo war ka soo saaray in Askari looga dilay Soomaaliya
- Feb 21, 2018
Taliska Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxa ay beeniyeen in Askari Mareykan ah looga ...
ciidamada-puntland Puntland oo sheegtay in ay dishay Dagaalyahano Shabaab ah
- Feb 21, 2018
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa Howlgal gaar ah 20-kii bishan waxa ay ka fuliyeen ...
Khayre-1 Khayre oo magacaabay Madaxa isku xirka Deeqaha
- Feb 21, 2018
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Muxumed Xuseen Axmed u magacaabay Madaxa ...
dil london Soomaali lagu dilay London
- Feb 21, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya laba wiil oo Soomaali ah oo xalay ...
galmudug Galmudug oo shaacisay waqtiga ay Shabaab ka saareyso degaanadeeda
- Feb 21, 2018
Maamulka Galmudug ayaa balan qaaday degaanadiisa qeybaha ay kaga harsan yihiin ururka Al-shabaab inuu ...
Duqeyn Duqaymo lagu dilay 250 qof oo Suuriya ka dhacay
- Feb 21, 2018
Tirada dhimashada ee duqaynta Suuriya ee magaalada Ghouta ayaa la sheegayaa inay gaartay 250 ...
Duqeyn Wararkii ugu dambeeyay Duqeyn ka dhacday Jubbaland
- Feb 20, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Duqeyn Diyaaradeed oo saakay aroortii abaare 05:00 ...
Shabaa Shabaab oo sheegtay in ay dileen Askari Mareykan ah
- Feb 20, 2018
Xoogaga ururka Al-shabaab ayaa waxa ay sheegeen in ay dileen Askari Mareykan ahaa, kadib ...
xukun Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukun dil ah ku riday sarkaalkii ka danbeeyay dilkii Siciid Mariine.
- Feb 20, 2018
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa goordhow waxa ay xukun ku riday Sarkaalkii ...
Farmaajo-640x427 Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Axmed Diiriye
- Feb 20, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u ...